• bootstrap slider
  • 6


- Miyaad doonaysaa beed dilaaciye?
- Anaga ayaa xal kuu hayna:
- Weligaa ma ka fikirtay inta aad u baahan tahay dab/koronto si aad aad ugu dilaaciso digaag?
- Intee shidaal ah ayaad u baahan tahay si aad ugu shaqayso mishiin dab dhaliye ah si aad hawl ugu qabato Beed-dilaaciye?
- Intee dedaal ah ayaad u baahan tahay inaad soo saarto digaag adigoo isticmaalaya shidaal & dab/koronto kuna salee khibradaada.
- Hadaba, iska ilow mashiin ka samaysan loox ama bir oo Beed-dilaaciye ah waayo kuwa alaabtaas ka samaysani waxay lumiyaan/cunaan dab/koronto faro-badan.
- Badeecadayada cusub ee Dooga ahi, waxay kuu saamaxaysaa inay badabaadiso Dunideena & lacagtaadaba.
markii ugu horeysay oo ay ikhtiraacday mishiin beed-dilaaciye ah oo baytari /solarka(cadceeda) ku shaqaynaya.